DEG DEG: Qaraxyo goor dhow ka dhacay Muqdisho & faahfaahino ka soo baxaya

Labo qarax ayaa goor dhow Salaadii casir ka dib waxay ka dhaceen meelo ku dhow isgoyska Km4 ee magaalada Muqdisho. Qaraxa hore oo la sheegay in loo adeegsaday Mooto bajaaj ayaa ka dhacay agagaarka Maqaayada Fatxi faraceeda ku yaalla wadada Taleex ee degmada Hodan. “Iridda Maqaayadda Fatxi ayaa waxaa ku qarxay Mooto Bajaaj lagu soo … Continue reading DEG DEG: Qaraxyo goor dhow ka dhacay Muqdisho & faahfaahino ka soo baxaya